Samuu'eel Labaad 19:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna dadkii reer binu Israa'iil oo dhammu boqorkii bay u yimaadeen, oo waxay boqorkii ku yidhaahdeen, Walaalaheen oo ah ragga reer Yahuudah maxay kuu xadeen, oo ay adiga iyo reerkaagaba Webi Urdun idiinku tallaabiyeen iyo weliba raggaagii kula jirayba, boqorow?

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:32-43