Samuu'eel Labaad 19:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu boqorkii ugu gudbay Gilgaal, oo Kimhaamna isaguu la gudbay, oo reer Yahuudah oo dhammuna boqorkii bay soo gudbiyeen, iyo reer binu Israa'iil badhkood.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:31-42