Samuu'eel Labaad 19:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa raggii reer Yahuudah waxay ugu jawaabeen raggii reer binu Israa'iil, War boqorku annaguu na hilib xigaa, ee maxaad xaaladdan ugu cadhoonaysaan? War ma annagaa boqorka wax ka cunnay? Mase hadiyad buu na siiyey?

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:39-43