Samuu'eel Labaad 19:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii oo dhammu Webi Urdun bay ka gudbeen, oo boqorkiina wuu gudbay; boqorkiina Barsillay wuu dhunkaday, wuuna u duceeyey; oo isna wuxuu ku noqday meeshiisii.

Samuu'eel Labaad 19

Samuu'eel Labaad 19:34-43