Samuu'eel Labaad 15:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Daa'uud wuxuu Itay ku yidhi, Haddaba tag oo gudub. Markaasaa Itay kii reer Gadna gudbay, isagii iyo raggiisii oo dhan, iyo yaryarkii la socday oo dhan.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:16-28