Samuu'eel Labaad 15:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waddankii oo dhanna waxaa lagaga ooyay cod weyn, oo dadkii oo dhammuna webigii way ka gudbeen; oo boqorka qudhiisii wuu ka gudbay toggii Qidroon, oo dadkii oo dhammuna waxay u gudbeen xagga cidlada.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:20-30