Samuu'eel Labaad 15:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Itay wuxuu boqorkii ugu jawaabay, Waxaan ku dhaartay Rabbiga noloshiisa, iyo noloshaada, boqorow, sayidkaygiiyow, sida runtaa meel alla meeshii aad joogtid, ama aan noolaado ama aan dhintee, anoo addoonkaaga ahuna halkaasaan joogayaa.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:12-26