Samuu'eel Labaad 15:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad timid shalayto, haddaba sidee baan maanta noola kaa warwareejiyaa? Maxaa yeelay, anigu waxaan tegayaa meel alla meeshaan doonayoba, haddaba naga noqo, oo walaalahaana dib u celi; oo naxariis iyo runuba ha kula jireen.

Samuu'eel Labaad 15

Samuu'eel Labaad 15:12-27