Samuu'eel Labaad 14:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba anoo addoontaada ah waxaan idhi, Boqorka sayidkayga ah hadalkiisu ha ahaado mid i nasiya, waayo, boqorka sayidkayga ahu sida malaa'igta Ilaah ayuu u kala gartaa xumaanta iyo samaanta. Rabbiga Ilaahaaga ahuna ha kula jiro.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:9-27