Samuu'eel Labaad 14:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, boqorku wuu i maqli doonaa, inuu anoo addoontiisa ah iga samatabbixiyo gacantii ninkii doonayay inuu na baabbi'iyo oo dhaxalka Ilaahna naga saaro aniga iyo wiilkaygaba.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:13-21