Samuu'eel Labaad 14:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii naagtii ugu jawaabay, Waan ku baryayaaye waxa aan ku weyddiin doono, waxba ha iga qarin. Oo naagtiina waxay tidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, bal iska hadal.

Samuu'eel Labaad 14

Samuu'eel Labaad 14:13-20