Samuu'eel Labaad 13:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yoonaadaab wuxuu boqorkii ku yidhi, Bal eeg, boqorow, wiilashaadii waa yimaadeen, oo sidii anoo addoonkaaga ahu aan kugu idhi, way noqotay.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:31-37