Samuu'eel Labaad 13:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Absaaloom wuu cararay. Markaasaa ninkii dhallinyarada ahaa ee gaadhka hayay indhaha kor u qaaday, oo wax fiiriyey, oo wuxuu arkay dad badan oo ka soo socda jidka mara buurta dhinaceeda meel isaga ka dambaysa.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:33-36