Samuu'eel Labaad 13:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isla haddiiba markuu hadalkii dhammeeyey ayay wiilashii boqorku yimaadeen, codkoodiina kor bay u qaadeen, oo ooyeen, oo boqorkii iyo addoommadiisiina aad bay u ooyeen.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:34-38