Samuu'eel Labaad 13:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, boqorow, sayidkaygiiyow, waxan qalbiga ha ku qabsan, oo ha moodin in wiilashaadii ay wada dhinteen, laakiinse waxaa dhintay Amnoon oo keliya.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:25-36