Samuu'eel Labaad 13:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay qabtay dhar midabyo kala duwan leh, waayo, dhar caynkaas ah ayay gabdhaha boqorka ee bikradaha ahu qabi jireen. Markaasaa addoonkiisii dibadda u soo saaray, oo albaabkiina ka soo daba xidhay.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:13-28