Samuu'eel Labaad 13:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu u yeedhay midiidinkiisii u adeegayay, oo ku yidhi, Naagtan hadda dibadda iiga saar, oo albaabkana ka soo daba xidh.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:13-18