Samuu'eel Labaad 13:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Taamaar waxay madaxa ku shubatay dambas, oo ay jeexjeexday dharkii midabyada kala duwan lahaa oo ay qabtay; madaxayna gacmaha saartay, wayna iska tagtay iyadoo aad u ooyaysa.

Samuu'eel Labaad 13

Samuu'eel Labaad 13:17-25