Samuu'eel Labaad 12:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Daa'uud dhulkii ka kacay, oo maydhay, oo intuu subkaday ayuu dharkiisii beddeshay; wuxuuna galay gurigii Rabbiga, wuuna caabuday; oo dabadeedna gurigiisii buu yimid, oo intuu cunto weyddiistay ayaa wax la soo hor dhigay, wuuna cunay.

Samuu'eel Labaad 12

Samuu'eel Labaad 12:12-23