Samuu'eel Labaad 12:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Daa'uud markuu arkay inay addoommadiisii faqayaan ayuu ogaaday inuu yarkii dhintay; kolkaasaa Daa'uud addoommadiisii ku yidhi, War yarkii ma dhintay? Iyana waxay ku yidhaahdeen, Haah, wuu dhintay.

Samuu'eel Labaad 12

Samuu'eel Labaad 12:18-29