Samuu'eel Labaad 12:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, War waxan aad samaysay waa maxay? Wiilku intuu noolaa ayaad soontay, oo u ooyday aawadiis; laakiinse yarkii markuu dhintay, waad kacday, wax baanad cuntay.

Samuu'eel Labaad 12

Samuu'eel Labaad 12:14-22