Samuu'eel Kowaad 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay soo fuulayeen jiirtii magaalada waxay la kulmeen gabdho aroor u soo baxaya, kolkaasay ku yidhaahdeen, Wax arkihii halkan ma joogaa?

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:1-15