Samuu'eel Kowaad 9:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Saa'uul wuxuu midiidinkiisii ku yidhi, Wax wanaagsan baad tidhi, haddaba ina keen aan tagnee. Sidaas daraaddeed waxay galeen magaaladii ninka Ilaah joogay.

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:1-18