Samuu'eel Kowaad 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasay ugu jawaabeen, Wuu joogaa, oo wuu idinka horreeyaa, haddaba dhaqsada, waayo, isagu maantuu magaalada yimid, maxaa yeelay, dadku maantay allabari ku bixinayaan meesha sare.

Samuu'eel Kowaad 9

Samuu'eel Kowaad 9:10-15