Samuu'eel Kowaad 30:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Rabbiga wax weyddiiyey, oo wuxuu yidhi, Miyaan eryadaa colkan, oo miyaan gaadhayaa? Oo Rabbiguna wuxuu ugu jawaabay, Haah, eryo, waayo, hubaal waad gaadhaysaa, oo intii lala tegey oo dhan waad soo celinaysaa.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:1-15