Samuu'eel Kowaad 30:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Daa'uud wuu tegey, isagii iyo lixdii boqol oo nin ee la jirtayba, oo waxay yimaadeen durdurkii Besoor, oo intii laga tegeyna halkaasay ku hadheen.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:6-18