Samuu'eel Kowaad 30:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu wadaadkii ahaa Aabyaataar ina Axiimeleg ku yidhi, Waan ku baryayaaye eefodka halkan iigu keen. Aabyaataarna eefodkii buu Daa'uud u keenay.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:6-8