Samuu'eel Kowaad 30:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Daa'uudna aad buu u dhibtooday, waayo, dadku waxay ku wada hadleen inay dhagxiyaan, maxaa yeelay, dadkii wuxuu u wada calool xumaaday nin waluba wiilashiisii iyo gabdhihiisii, laakiinse Daa'uud wuxuu isku sii dhiirriyey Rabbiga Ilaahiisa ah.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:1-8