Samuu'eel Kowaad 30:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu ku yidhi, Colkaas ma ii geeynaysaa? Isna wuxuu yidhi, Ilaah iigu dhaaro inaadan i dilayn, sayidkaygiina ii gacangelinayn, oo anna colkaas waan kuu geeynayaa.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:7-24