Samuu'eel Kowaad 30:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaannu soo dhacnay reer Kereetiim xaggooda Koonfureed, iyo dalka ay leeyihiin reer Yahuudah, iyo xagga Koonfureed oo reer Kaaleeb; oo Siiqlagna waan gubnay.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:9-21