Samuu'eel Kowaad 30:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu keenay waxay ku kala firidhsanaayeen dhulka oo dhan, iyagoo wax cabbaya, oo wax cunaya, oo cayaaraya, maxaa yeelay, maal badan bay ka soo dhaceen dalkii reer Falastiin iyo dalkii Yahuudahba.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:7-18