Samuu'eel Kowaad 30:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu ku yidhi, War yaa ku leh? Oo xaggee baad ka timid? Isna wuxuu yidhi, Waxaan ahay nin dhallinyar oo Masri ah, oo addoon baan u ahay mid reer Camaaleq ah. Sayidkaygii baa iga tegey, maxaa yeelay, saddex maalmood ka hor ayaan bukooday.

Samuu'eel Kowaad 30

Samuu'eel Kowaad 30:8-20