Samuu'eel Kowaad 26:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasay Daa'uud iyo Abiishay dadkii ugu yimaadeen habeennimo, oo waxay arkeen Saa'uul oo hurda meeshii gaadhifardoodka dhexdeeda, oo warankiisiina dhulkuu ku mudnaa meel madaxiisa u dhow; oo Abneer iyo dadkiina hareerihiisay jiifeen.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:1-11