Samuu'eel Kowaad 26:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abiishay wuxuu Daa'uud ku yidhi, Maanta Ilaah wuxuu kuu soo gacangeliyey cadowgaagii. Haddaba waan ku baryayaaye i daa aan wareemee oo aan mar keliya dhulka ku qodbee, oo mar labaad ku dhufan maayo.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:6-16