Samuu'eel Kowaad 26:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud jawaabay oo ku yidhi kii reer Xeed oo Axiimeleg ahaa iyo Abiishay oo ay Seruuyaah dhashay, oo Yoo'aabna walaalkiis ahaa, oo wuxuu ku yidhi, Yaa ii raacaya Saa'uul xeraduu joogo? Kolkaasaa Abiishay ku yidhi, anaa ku raacaya.

Samuu'eel Kowaad 26

Samuu'eel Kowaad 26:3-14