Samuu'eel Kowaad 25:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay kacday oo intay sujuudday ayay wejigeeda dhulka saartay, oo waxay tidhi, Bal eeg, anoo addoontaada ah waxaan ahay midiidin cagaha u maydha addoommada sayidkayga.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:37-44