Samuu'eel Kowaad 25:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo addoommadii Daa'uudna markay Abiigayil ugu yimaadeen Karmel, intay la hadleen ayay ku yidhaahdeen, Daa'uud baa noogu kaa soo diray inuu ku guursado.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:33-44