Samuu'eel Kowaad 25:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abiigayil dhaqsatay, oo kacday, oo waxay fuushay dameer, iyadoo wadata shan gabdhood oo kuweed ah oo la socda; oo iyana wargeeyayaashii Daa'uud bay daba gashay, waxayna noqotay naagtiisii.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:35-43