Samuu'eel Kowaad 25:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse raggii dhallinyarada ahaa midkood ayaa u warramay Naabaal naagtiisii Abiigayil ahayd oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, Daa'uud ayaa wargeeys ka soo diray cidlada inay soo salaamaan sayidkayaga, laakiinse wuu caayay.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:7-20