Samuu'eel Kowaad 25:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse nimankaasu way noo wanaagsanaayeen aad iyo aad, oo waxba nalama yeelin, oo innaba wax nagama dhinnayn intii aannu la soconnay oo dhan markii aannu duurka joognay.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:11-24