Samuu'eel Kowaad 25:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud wuxuu raggiisii ku yidhi, Nin walowba seeftaada xidho. Oo nin waluba seeftiisii buu xidhay, oo Daa'uudna seeftiisii buu xidhay. Kolkaasaa waxaa Daa'uud raacay in ku dhow afar boqol oo nin; oo laba boqolna alaabtii bay la joogeen.

Samuu'eel Kowaad 25

Samuu'eel Kowaad 25:9-22