Samuu'eel Kowaad 23:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana mar kale ayaa Daa'uud Rabbiga wax weyddiistay. Markaasaa Rabbigu ugu jawaabay, Kac, oo ku dhaadhac Qeciilaah, waayo, reer Falastiin gacantaadaan soo gelin doonaa.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:3-6