Samuu'eel Kowaad 23:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud raggiisii waxay ku yidhaahdeen, Bal eeg, annagu halkan oo ah dalka Yahuudah ayaan ku cabsanaynaa, haddaba intee in le'eg bay nooga sii daran tahay haddaannu Qeciilaah tagno oo ciidanka reer Falastiin ku duulno?

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:1-4