Samuu'eel Kowaad 23:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud iyo raggiisiiba Qeciilaah tageen, oo reer Falastiin la dirireen, oo waxay ka soo dhaceen lo'doodii, dad faro badanna way laayeen. Sidaasuu Daa'uud dadkii Qeciilaah degganaa u badbaadiyey.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:4-7