Samuu'eel Kowaad 23:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Daa'uud Rabbiguu wax weyddiistay oo yidhi, Miyaan tagaa oo kuwan reer Falastiin soo laayaa? Oo Rabbiguna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Tag, oo reer Falastiin soo laa, oo reer Qeciilaah soo badbaadi.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:1-10