Samuu'eel Kowaad 23:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud loo sheegay oo lagu yidhi, Reer Falastiin waxay la dirirayaan reer Qeciilaah iyagoo ka dhacaya meelihii hadhuudhka lagu tumi jiray.

Samuu'eel Kowaad 23

Samuu'eel Kowaad 23:1-9