Samuu'eel Kowaad 22:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mid kasta oo cidhiidhi ku jira, iyo mid kasta oo deyn qaba, iyo mid kasta oo aan raalli ahaynba isagay isu soo urursadeen, oo isna wuxuu u noqday madax u taliya, oo waxaa isaga la joogay in ku dhow afar boqol oo nin.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:1-10