Samuu'eel Kowaad 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud halkaas ka tegey oo Misfaahdii reer Moo'aab u kacay; oo wuxuu boqorkii reer Moo'aab ku yidhi, Waan ku baryayaaye, aabbahay iyo hooyaday ha soo baxeen oo ha kula joogeen, ilaa aan ogaado waxa Ilaah ii samaynayo.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:1-4