Samuu'eel Kowaad 22:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Daa'uud halkaas wuu ka tegey oo wuxuu u baxsaday xagga bohoshii Cadullaam, oo markii walaalihiis iyo reerkii aabbihiis oo dhammu ay taas maqleen ayay halkaas isagii ugu tageen.

Samuu'eel Kowaad 22

Samuu'eel Kowaad 22:1-4