Samuu'eel Kowaad 14:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo Axiiyaah oo ahaa ina Axiituub, oo Iikaboodna walaalkiis ahaa, ee ahaa reer Fiinexaas ina Ceelii oo ahaa wadaadkii Rabbiga oo Shiiloh joogay, isagoo eefod qaba. Oo dadkuna ma ogayn inuu Yoonaataan tegey.

Samuu'eel Kowaad 14

Samuu'eel Kowaad 14:1-5